Bishaaro: Al-Furqaan oo dib u billaabeysa Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhamaan dhageystayaasheena ku xiran barta Internetka ee Idaacadda Al-Furqaan waxaan ogeysiineynaa in Idaacadda Al-Furqaan ay dib u billaabi doonto barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Barnaamijkan oo ah mid si gaar ah ug uwajahan caruurta Soomaaliyeed ayaan jecelnahay inaan kusoo gudbino qodobo wax tar u leh caruurta muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Barnaamijku waa todobaadle, waxaana uu soo galayaa maalin kasta oo Jimco ah Inshaa Allaah.

Halkan ka dhagayso Goosgooska barnaamijka Tarbiyada Caruurta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.