Dagaallo iyo Duqeymo ka dhacay Wuqooyiga Suuriya.(Dhagayso)

Wuqooyiga Suuriya waxaa ka jira xaalad adag, waxaana socda dagaallo xoogan oo dhexmaraya Jamaacaadka Jihaadiga iyo kacdoon wadayaasha oo is kaashanaya iyo Nidaamka oo taageero ka helaya Ruushka iyo Iiraan.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay dagaallo khasaare lagu gaarsiiyay Nuseyriyada, dhanka kalena waxaa jira duqeymo ay wax ku noqdeen dad shacab ah.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn ku saabsan xaaladda ka taagan wuqooyiga Suuriya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.