Dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Barnaamijka Tarbiyada Caruurta, waa todobaadle maalin kasto oo Jimco ah ka baxa Idaacadda Al-Furqaan, waana barnaamij loogu talagalay caruurta muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 02-08-2019.mp3 –
Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 02-08-2019.mp3 -.lite