Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 3 dulxaj oo ku asteysan 03-08-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.