Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 4 dulxaj oo ku asteysan 04-08-2019.  Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso dhuuxa wareysiyada 04 08 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.