Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-12-1440,oo ku asteysan 29-08-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.