Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, 02/08/2019. Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta marti ku ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, waxaana looga hadlay waxa ay diintu ka qabto in waalidiintu ay caruurtooda geeyaan iskuulada shisheeyaha amaba kuwa lagu dhigo manaahijta shisheeye. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.