Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa KHamiis taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29 Dulqacdah oo ku asteysan  01-08-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 01 08 2019.
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.