Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 12-12-1440 oo ku beegan 13-08-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.