Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 17-12-1440 oo ku beegan 18-08-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.

Halkan ka dhagayso War duhur 18-08–2019

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.