Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 18-12-1440 oo ku beegan 19-08-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.

Halkan ka dhagayso War duhur 19-08-2019.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.