Dhageyso Warka subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 19-12-1440 oo ku beegan 20-08-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir

Halkan kala deg warka Subaxnimo 20 08 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.