Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 29-12-1440 oo ku beegan 30-08-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 30 08 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.