Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Axad taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 3 dulxaj oo ku asteysan  04-08-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Maxamed Daahir.

Halkan kala deg warka subaxnimo 04 08 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.