Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa jimco taariikhda waxay ku beegan tahay 09-08-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya.Cabdisamad C/llaahi.