Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 22-12-1440oo ku beegan 22-08-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.