Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 23-12-1440 oo ku beegan 24-08-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Max’ed.

Halkan Ka Degso War subax 24 08 2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.