Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis  waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 28-12-1440 oo ku beegan 29-08-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 29 08 2019.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.