Dhageyso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay Damaca Kenya ee Jubooyinka.
Barnaamijka diirada jimcaha oo ah barnaamijka Todobaadle ah ayaa maanta lagu faaqiday doorashada khilaafka hareeyay ee rag isdoortay ku soo bandhigeen Magaalada Kismaayo.
Waxaa aad loogu faaqiday damaca Kenya ee Jubooyinka.
Martida: Ibnu Muflix,Cabdullaahi Maxamed iyo Cabdullaahi Cali iyo Aragtida Dadweynaha.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.