Diiradda Jimcaha: Ergadii Soo Dooratay Wasiir Goodax Iyo Kuwa Kale oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta marti ku ahaa qaar kamid ah ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Federalka iyo kuwa Hirshabelle kuwaasoo markii ay ka laabteen arrintaas lagu soo bandhigay dhulka ay ka talisyo Xarakada Al-Shabaab ee loo qayaano Wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 16-08-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.