Milliteriga Suudaan iyo Mucaaradka Oo gaaray Heshiis Awood qeybsi ah.

Magaalada Al-khardhuum ee caasimadda wadanka Suudaan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo lagu saxiixayay heshiis dhexmaray milliteriga Suudaan iyo mucaaradka wadankaas.

Heshiiskan oo ay gar wadeen ka ahaayeen dowlado dhowr ah oo ay ku jirto Itoobiya ayaa waxaa awood qeybsi ku gaaray milliteriga iyo Mucaaradka, waxaana lagu heshiiyay in dowlad madani ah laga dhiso wadankaas.

Hoos ka dhageyso Heshiiska iyo waxa uu ka dhiganyahay.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn ku aadan xaaladda Suudaan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.