Sidee Looga ciiday degmada Galhareeri ee Galgaduud?

Magaalada Galhareeri ee wilaayada islaamiga Galgaduud waxaa maanta isugu soo baxay boqollaal dad ah, oo salaadda ciida ku tukaday fagaare weyn.

Sawirro laga soo qaaday Salaadda ciidda waxaa laga dareemayay dadka oo aad u badan, iyo farxad ballaaran.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.