Warbixin: Xujeyda Oo maanta taagan banka Carafo.
Inkabadan 2 milyan oo ruux ayaa sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka, kuwaas oo isaga kala yimid daafaha caalamka.
Dadka ayaa maanta taagan banka Carafo, halkaas oo ay joogi doonaan illaa gelinka dambe.
Hadaba warbixintan hoose waxaan kusoo gudbineynaa Acmaasha ugu muhiimsan ee Xajka iyo sida loo kala guto.