DEG-DEG: Inkabadan 100 Askari oo lagu dilay Howlgalka Ka socda Ballidoogle.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday khasaare horudhac ah oo ka dhashey weerarka culus ee dagaalyahanno katirsan Ciidamadeeda ay ku qaadeen saldhiga Ballidoogle oo ah saldhiga ugu weyn ee Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya.

War kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in howlgalka weli socda ay ku dileen inkabadan 100 askari, sidoo kelana ay ku gubeen 5 diyaaradood oo nooca dagaalka ah.

Howlgalka ayaa weli socda, waxaan xerada Ballidoogle ka dhex dagaallamaya ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Qeybo badan oo kamid ah saldhiga waxaa si buuxda ula wareegay ciidamada Naftood huriyaasha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.