Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-1-1441,oo ku asteysan 03-09-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Ceydaruus Sabriye.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka dhuuxa 03 09 2019.