Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-01-1441, oo ku asteysan 26-09-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya. Abdisamad Abdullaahi.

 

Halkan Ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 26 09 2019.
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.