Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 4-1-1441 oo ku beegan 03-09-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka Duhurnimo 03 09 2019