Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 10-01-1441 oo ku beegan 09-09-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya  Maxamed Daahir..

Halkan kala deg Warka duhurnimo 09 09 2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.