Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 11-01-1441 oo ku beegan 10-09-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.