Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 13-01-1441 oo ku beegan 12-09-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 12 09 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.