Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 27-01-1441 oo ku beegan 26-09-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya. Abdisamad Abdullaahi.