Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radioalfurqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 09-01-1441 oo ku beegan 08-09-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.