Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 11-01-1441 oo ku beegan 10-09-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya  Salmaan Axmad.

Halkan ka dhagayso War Subax 10-09-2019.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.