Dufcadii Labaad Odayaashii soo xulay Baarlamaanka Oo Hiiraan Lagu soo Dhaweeyey.(Sawirro+Warbixin)

Degmada Buq Aqable ee wilaayada islaamiga ee Hiiraan waxaa lagu soo dhaweeyey Odayaal aad u farabadan oo ka faa’ideystay waqti kordhintii dhawaan ay sameysay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Odayaasha ayaa loo sameeyey xaflad heersare ah oo soo dhaweyn ah, waxaana la hadlay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan Odayaasha Soo dhaweynta Loo sameeyey.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.