Waaliga Hiiraan oo Waraysi siiyay Al-Furqaan.(Dhagayso)

Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada islaamiga Hiiraan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayuu kaga hadlay arimo kala duwan oo quseeya Wilaayada.

Abuu Nabhaan, wuxuu sheegay in wilaayadu ka jiraan horumarro ballaaran, dadkuna ay usoo xukun tagayaan kitaabak Allaah, taas oo uu sheegay iney tahay guul weyn.

Waraysigan oo ah mid muhiim ah, wuxuu sheekhu kusoo hadal qaaday Odayaashii dhawaan lagu soo bandhigay Hiiraan, ee kasoo laabtay howshii ay horey u qabteen ee ahayd xulidda xubnaha baarlamaannada dowladda iyo maamul goboleedyada.

Dowrka Odayaasha dhaqanka islaamiga ah ee wilaayada Hiiraan ayuu waaligu ka hadley, wuxuuna sheegay iney qaadanayaan kaalin wanaagsan oo xusid mudan.

Arimaha Garsoorka iyo Qadaha wilaayada islaamiga Hiiraan ayuu waaligu soo hadal qaaday, wuxuuna sheegay in hadafkoodu yahay iney Umaddu hesho cadaalad.

Halkan ka dhagayso Waraysiga Waaliga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.