Ciidamada Dowladda Malagu tilmaami karaa Ciidan Qaran?(Dhagayso Diiradda Jimcaha)

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta lagu falanqeeyay Ciidamada dowladda federaalka malagu tilmaami karaa ciidan Qaran, waxaana ka qeybgalaya Dad horey uga soo mid ahaa ciidamadii Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 25-10-2019

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.