Dhageyso Barnaamijka dhuuxa waraysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-02-1441, oo ku asteysan 06-10-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.