Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 12-02-1441 oo ku beegan 10-10-2019 Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar.