Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 19-02-1441, oo ku asteysan 18-10-2019. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahiim Geeddi.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada caruurta 18 10 2019 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.