Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa isniin waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 15-02-1441 oo ku beegan 14-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir

Halkan kala deg warka subaxnimo  14 10 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.