Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado,  waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 16-02-1441 oo ku beegan 15-10-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan kala deg warka Duhurnimo 15 10 2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.