Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 28-02-1441, oo ku beegan 27-10-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War duhur 27-10-2019 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.