Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 06-02-1441 oo ku beegan 05-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad Filibiin.

Halkan Ka Degso War subax 05 10-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.