Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.Maanta waa isniin, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 08-02-1441 oo ku beegan 07-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya CABDULLAAHI SOOMAALI