Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 09-02-1441 oo ku beegan 08-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.

Halkan ka dhagayso War Subax 08-10-2019 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.