Dhageyso Warka subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco  waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 17-02-1441 oo ku beegan 16-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhageyso warka subaxnimo 16 10 2019.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.