Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 21-02-1441, oo ku beegan 20-10-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 20 10 2019