Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 22-02-1441, oo ku beegan 21-10-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Abdullaahi.

Halkan ka dhagayso War Subax 21 10 2019.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.