Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

 

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 26-02-1441, oo ku beegan 25-10-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.

Halkaan ka dhegeyso war subax 25 10 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.