Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhrisatayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa waa talaado, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 29-03-1441, oo ku beegan 26-11-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali

Halkaan ka dhegeyso war duhur 26 11 2019.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.